Abiy Axmed oo Dhambaal usoo diray Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya .

Ra’isul Wasaaraha xukuumadda Itoobiya Abiy Axmed ayaa dhambaal hambalyo ah usoo diray Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay lagu doortay magaalada Muqdisho. Abiy Axmed ayaa sheegay in si dhaw ula shaqeyn doono Madaxweynaha cusub ee yeelatay dowladda Soomaaliya, waxa uuna cadeeyay in ay iska kaashan doonaan arrimo badan sida xiriirka iyo danaha … Continue reading Abiy Axmed oo Dhambaal usoo diray Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya .